mhbaando / CSS30

Kubarso CSS 30 Maalin gudahooda adigoo dhisi kara websites aad uqurx badan mudo kooban gudahooda

Geek Repo:Geek Repo

Github PK Tool:Github PK Tool

Mohamud Abshir

Qorshe Dagso oo Is Bar Waxwalba Macalin La'aan

Assalmu Calaykum πŸ‘‹

Magacaygu waa Maxamud A. Abshir waxaan ahay front end developer waxaan jeclahay ina dadka lawadaago waxa an aqaano si ay uga si faaideystaan, noloshoodana waxa uga badalaan. πŸ’š

Repository gaan waxan kusoo aruuriyay wax walba oo aan ka aqaano css, waxaana u hagaajiyay si wanaagsan oo qof walba oo bilow ah uu ka faa'ideysan karo qof walba oo bilow ah ama wax u bilaaban yihiin lkn aan wali sifiican u fahamin CSS iyo qabka ay u shaqyeso iyo qof walboo CSS sifcn u yaqaana si uu uga dhigto marjac ama meel uu uso noqdo markasta oo u baahdo.

Wixii warbixin dheeri ah aad ubaahto fadlan booqo mareegta aan ku leyahy online ka, www.mhbaando.com

πŸ‘‹ Ha'is Martiyeen

hadii aad soo boqatay repogyga, waxna ka faa'idey fadlan ha is martiyeen o fariin ii reeb, ina so follow garee si aan wax uwada faa'idno

πŸ”΄ Wixii Cilad ah

Hadaa ku aragto repo gaan wax cilad ah ama hadal si khaldan uqoran, ama code khaldan, waxa walba oo khalad ha oo aad ku aragto fadlan haka xishoon ina saxdo kadibna pull request aad isoo dirto si aan ugu daro waxa aad soo saxday.

🫢 Ladag oo La wadaag asxaabtaada

Hadaa aad u aragtay maclumadka ku jira repositorygaan in ay faaido leeyhin fadlan haka qadin asxaabtaada oo lawadaag si ay iygana uga faa'ideystaan.

Halmidna xasusnow si xushmadi ku dheehantahy waxan kaaga codsanaya inaa adan magacyga iyo sawirkeyga midna kajarin repositrygan marka lawadaageyso asxaabtaada Mahadsanid.

🌟 Kaalay oo ka Qeybqaado

Waan ku faraxsanahay in aad ka qeyqaadato hormarinta repositorygaan oo aad wax kuso kordhio ama wax khaldan ka masaxdo ama tirto.

Si aad uga qeyb qaadato fadlan raac tilaaboyinkaan.

  • Fork garayso Repoga
  • Branch Cusub Sameyso
  • Badbadal wax khaldan ama ku dar wax aan kaatagy
  • Kadibna Pull Request So Codso

πŸ‘©πŸ»β€βš–οΈ License

Waad ku mahadsantahy sida aad udoneyso in aad qeybiso ama lawadaagto asxaabtaada, hadii aad la yaabantahy sida aad xaquuq ii sin laheyd marka qeybineyso / lawadaageyso asxabtada kaliya haka jarin magacyga iyo sawirka intaas un samee.

Creative Commons License
Shaqadaan waxay hestaa licensigaan Creative Commons Attribution-NonCommercial-NoDerivatives 4.0 International License.

About

Kubarso CSS 30 Maalin gudahooda adigoo dhisi kara websites aad uqurx badan mudo kooban gudahooda