Abdisalam-Abdulahi / somali-developers

Somali Developer list

Geek Repo:Geek Repo

Github PK Tool:Github PK Tool

Somali Developers

Project-ga ujeedkiisu waa in qof walba oo somali ah project-gan ku daro magac-furehiisa(username) sidoo kale in la helo taxa somalida ee hawlkan technologyada , waana meel qof walba xogtiisa kusoo dari karo.

Faa-iidooyinka uu bulshadeena u lee yahay waxaa kamid ah

  • Hadii aadan weligaa project contribute garayn ,haseyeeshee aad github isticmaali jirtay tani noqon doonto ka qaybqaadashadaadii u horeysay.
  • In dadka isku xirfadda ah ay sifudud isu heli karaan
  • In qof walba uu wax ku darsan karo ,khaasatan xogtiisa.

Markii hore ujeedku wuxuu ahaa in lagu tijaabiyo kooras Afsommali ku baxaya oo lagu baranayo Git iyo Github sida ay u shaqeeyaan.

This project aims to simplify and guide the way beginners make their first contribution. If you are looking to make your first contribution, follow the steps below.

Talaabooyinka aad wax ugu dari kartid project-gan

  • Ugu horayn Fork dheh adigoo xaga sare ee geeska midig ku arkaya calaamada fargeetadda.
  • Kedib hadi aad Git ku isticmaashid computer-kaaga clone garayso ama copy ka samayso.
  • Branch ama laan la dhaho contribution/{magacaaga} ka samayso
  • developers.md fur kedibna meel dhexda ah magacaaga kudar (NB:hakudarin magacaaga meesha ugu horaysa ama ugu danbeysa, sidoo kale dadka xogtooda waxba haka bedelin) -

English

  1. Fork the repo
  2. Clone your fork
  3. Create a branch eg. contribution/yourname
  4. edit contributors.md file and add your name in the middle to prevent merge conflicts
  5. stage your changes using git add .
  6. Comiit your changes using this commit template Add {yourname} to developers list
  7. Push your changes to your fork with git push
  8. Create a pull request 🎉 🎊

About

Somali Developer list

License:MIT License